Qeexid
"eeg xiniintaabo. ld xi niinyataabasho."
"eeg xiniintaabo. ld xi niinyataabasho."
Wadaag:
Qof la raba in laga salgaaro xummaantiisa, gardarro bareer ah ku samayn. ld xiniintaabo.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
(-nyo, m.l) Labada qanjir, oo ugaxda qaabkeeda leh, oo qooraha ku jira, oo biyaha laboodka sameeya, middood; raayaha middood.
m.dh
Wadaag:
(-nyo, m.l) (c.nafl.) Labada kuus kuus ee xubin nimeedka ah oo sameeya shahwada, soona saara hormoonka ragga (androojin) oo ku xiran hormoonno kale (goonadotrofiinis) oo laga soo daayo qanjir dhiiqa bitwitariga.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Hab baaritaan qayb ka mid ah jirka ayadoo si taxaddar leh lagu dareemayo gacamaha iyo faraha fooddoo-da. Taabashada waxa marar badan lagu kala
m.dh
Wadaag: