"Cillaan. ld xinne."
Wadaag:
ld xinni.
m.l
Xinni marin (meel).
f.g2
-neeyay, -neysay
Colaad yar oo masayr iyo xaasidnimo leh oo dad qaraaba ahi isu qabaan.
(-man, m.l) Biyafariisin yaroo xareed ah.
eeg xinnee.
m.f.dh
Xinni marsasho.
f.g3
-stay, -satay
Sicir; qiime.
Ilwaad; bilic.
(-iyo, m.dh) ld jin 1 (1).
Is necbaan yar oo dad ka dhexeysa.
m.dh
(-iyo, m.l/dh) Meel dhirtu ku badantahay; jiq.
(-ro, m.l) Dhiig guntamay.
Xasharaad afar baal iyo oogo xaadi ku taagtaagantahay leh oo malabka samaysa.
Abuur; firi.
m.dh.u
eeg xinneyso.