Qeexid
"(-rar, m.l) Kayn jiq oo aan meel la maro lahayn."
"(-rar, m.l) Kayn jiq oo aan meel la maro lahayn."
Wadaag:
Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin.
Cilaaqaad ka dhexeeya laba qof ama ka badan.
Urur lammaaneyaal horsan, ama isku xir ka dhexeeya kutirsaneyaasha urur ama ururro.
m.l
Wadaag:
Wax xarig iwm ku qabsasho.
Cid xabbisasho.
Albaab, dariishad iwm qataarasho. 4. Haweeney mehersasho. 5. Dhar lebbisasho. 6. Salaad ama soon gelid. 7. Ku x.: qof kale imaam ka dhigasho. 8. Ku x.: markab, doon iwm marso tegid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax xarig iwm ku qabasho, ku guntid.
Cid xabsi gelin.
Albaab qataarid. 4. Hawl meel ka socotay joojin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhawr wax oo isku nooc ah oo isku xiran.
Dhul daaqsi meed muddo go'an laga xayiro daaqidda xoolaha si loogu aayo goor dambe.
m.dh
Wadaag:
Warqad quraan ku qoran yahay ama wax kale oo inta idiin lagu dahaaro balaayo xijaab ahaan loo qaato.
Cunto, lacag, iwm oo balaayo xijaab ahaan loo bixiyo.
m.l
Wadaag:
Farsamo ku dhisan aqoon qarsoon oo la moodo in ay saamays weyn leedahay oo cid wax lagu yeeli karo; falfal.
m.l
Wadaag:
Xaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; tixgelis la'aan; dulleyn; quursi; yasid. ld xaqiraad.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Shaqo aqoonteeda la leeyahay oo lagu shaqaysto; meherad. ld xirfo.
m.dh
Wadaag:
Dad xiriir wanaagsan la yeelasho.
Awr iwm isku daba xirid.
Dad, hawl iwm xiriir ka dhexeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: