Qeexid
"Wax la xirey ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
xiran2 naa
xiran2 nayd
f.mg4"Wax la xirey ahaansho."
Wadaag:
Cid wax safar u diyaar ah ahaansho.
Qof aan furfurnayn ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax socodkooda ama fulintooda la is-hortaagay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax xirsixir loo akhriyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Ku s.: wax khatalmay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(c.nafl.) Qaybta ka midka mindhicirka weyn ee lafdhabarleyda ee u dhexaysa siikamka iyo malawadka. Shaqada ugu weyn ee uu qabtaana waxa weeye ka soo nuugista macaadinta iyo biyaha hadhaaga cuntada aan la dheefshiidin ee soo dhaafta mindhicirka yar, taas oo marka dambe noqo ta saxarro.
m.l
Wadaag:
Hoore saafi ahaansho.
Wax aan larnayn ahaansho.
Wax badan ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax halis la geliyey ahaansho.
Wax dhibaato weyn loo geystay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Is x.: is adeejin, wax isu dirid, xil isa saarid.
f.g1
Wadaag:
Wax xarig iwm ku qabasho, ku guntid.
Cid xabsi gelin.
Albaab qataarid. 4. Hawl meel ka socotay joojin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax xarig iwm ku qabsasho.
Cid xabbisasho.
Albaab, dariishad iwm qataarasho. 4. Haweeney mehersasho. 5. Dhar lebbisasho. 6. Salaad ama soon gelid. 7. Ku x.: qof kale imaam ka dhigasho. 8. Ku x.: markab, doon iwm marso tegid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax waqti larabay dib uga dhacay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax midabkiis, dhadhankiisa, urkiisa iwm beddelmay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: