Qeexid
"Wax si aan kala go' lahayn isu daba jooga noqosho."
Qeexid Kale
ld xariir2.
Qeexid Xigta
La x.: arrin xogteeda cid kala hadlid.
[-ray, -rtay]
xiriir3 ay
xiriir3 tay
f.mg1"Wax si aan kala go' lahayn isu daba jooga noqosho."
ld xariir2.
La x.: arrin xogteeda cid kala hadlid.
Wadaag:
Dad xiriir wanaagsan la yeelasho.
Awr iwm isku daba xirid.
Dad, hawl iwm xiriir ka dhexeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin.
Cilaaqaad ka dhexeeya laba qof ama ka badan.
Urur lammaaneyaal horsan, ama isku xir ka dhexeeya kutirsaneyaasha urur ama ururro.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale ku daba xirasho.
Cid afduubid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof bar naamijyada ka baxa raadiyaha, telefishinka iwm dadka la socodsiiya.
Wax isku xira laba shay ama ka badan.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (nax.) Curi yeyaal aan isbeddeleyn oo loo adeegsado xiriirin labo erey ama labo koox erey oo weer iskula jira amaba labo weerood oo kala madax bannaan. Tus. “Sahal iyo Malyuun waa walaalo”.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale ku daba xiran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ka x.: awr iwm wixii uu ku daba xirnaa ka furasho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax isku xirnaa kala furid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Weel, maro iwm afkooda wax ka jarjarid si uu u sinnaado.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: