Qeexid
"eeg xiriirfuro. ld xiriir furad."
"eeg xiriirfuro. ld xiriir furad."
Wadaag:
Ka x.: awr iwm wixii uu ku daba xirnaa ka furasho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax isku xirnaa kala furid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dad xiriir wanaagsan la yeelasho.
Awr iwm isku daba xirid.
Dad, hawl iwm xiriir ka dhexeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin.
Cilaaqaad ka dhexeeya laba qof ama ka badan.
Urur lammaaneyaal horsan, ama isku xir ka dhexeeya kutirsaneyaasha urur ama ururro.
m.l
Wadaag:
Wax si aan kala go' lahayn isu daba jooga noqosho.
La x.: arrin xogteeda cid kala hadlid.
ld xariir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax, wax kale ku daba xirasho.
Cid afduubid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (nax.) Curi yeyaal aan isbeddeleyn oo loo adeegsado xiriirin labo erey ama labo koox erey oo weer iskula jira amaba labo weerood oo kala madax bannaan. Tus. “Sahal iyo Malyuun waa walaalo”.
m.l
Wadaag: