Qeexid
"eeg xirmee."
"eeg xirmee."
Wadaag:
Dhawr wax oo isku nooc ah oo isku xiran.
Dhul daaqsi meed muddo go'an laga xayiro daaqidda xoolaha si loogu aayo goor dambe.
m.dh
Wadaag:
Wax xarig iwm ku qabasho, ku guntid.
Cid xabsi gelin.
Albaab qataarid. 4. Hawl meel ka socotay joojin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax xarig iwm ku qabsasho.
Cid xabbisasho.
Albaab, dariishad iwm qataarasho. 4. Haweeney mehersasho. 5. Dhar lebbisasho. 6. Salaad ama soon gelid. 7. Ku x.: qof kale imaam ka dhigasho. 8. Ku x.: markab, doon iwm marso tegid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag: