Qeexid
Wax beentooda caddeyn.
[-bay, -btay]
xirribaggubay
xirribaggubtay
f.g1Wax beentooda caddeyn.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg xirribaggub.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Isha guruxeeda iyo sanqaroorka meesha u dhexaysa.
Qeexid Xigta: Tab; dhagar; xeelad; khatal; siyaasad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]