Qeexid
"Si ay wax u badbaadaan quraan akhriyid."
[-ray, -rtay]
xirsixir2 ay
xirsixir2 tay
f.mg1"Si ay wax u badbaadaan quraan akhriyid."
Wadaag:
Wax xirsixir loo akhriyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax xarig iwm ku qabasho, ku guntid.
Cid xabsi gelin.
Albaab qataarid. 4. Hawl meel ka socotay joojin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Warqad quraan ku qoran yahay ama wax kale oo inta idiin lagu dahaaro balaayo xijaab ahaan loo qaato.
Cunto, lacag, iwm oo balaayo xijaab ahaan loo bixiyo.
m.l
Wadaag:
(-ryo, m.dh) X. ah: waxa loo sadqeeyo qof sixir lagu sameeyey ama jirro darani hayso, si uu uga badbaado halista.
m.l
Wadaag:
Qof hawl cid laga sugaayey fulinteeda isu xilsaarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: