Qeexid
"Wax xirsixir loo akhriyey ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
xirsixiran naa
xirsixiran nayd
f.mg4"Wax xirsixir loo akhriyey ahaansho."
Wadaag:
Si ay wax u badbaadaan quraan akhriyid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cid wax safar u diyaar ah ahaansho.
Qof aan furfurnayn ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Warqad quraan ku qoran yahay ama wax kale oo inta idiin lagu dahaaro balaayo xijaab ahaan loo qaato.
Cunto, lacag, iwm oo balaayo xijaab ahaan loo bixiyo.
m.l
Wadaag:
(-ryo, m.dh) X. ah: waxa loo sadqeeyo qof sixir lagu sameeyey ama jirro darani hayso, si uu uga badbaado halista.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale ku daba xiran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: