Qeexid
"eeg xirsixiran. ld xirsixir naansho."
"eeg xirsixiran. ld xirsixir naansho."
Wadaag:
Wax xirsixir loo akhriyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Si ay wax u badbaadaan quraan akhriyid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Warqad quraan ku qoran yahay ama wax kale oo inta idiin lagu dahaaro balaayo xijaab ahaan loo qaato.
Cunto, lacag, iwm oo balaayo xijaab ahaan loo bixiyo.
m.l
Wadaag: