Qeexid

"Wax inta tiradoodu la egtahay."

Qeexid Kale

Cilmiga tirooyinka iyo joometeriga.

Qeexid Xigta

Garsoorka uu Eebbe aakhiro mariyo addoomadiisa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xisaab oo kali ah:
  • Guddoomiyaha hay’adda ilaalinta xisaabaadka iyo ganacsiga shirkadaha (SEC) Mr.
  • Axmed Xuseen Ciise, waxana casharadaa bixinayay Cali Guuleed oo khabiir ku ah arrimaha Maamulka Maaliyadda, xisaabaadka iyo dhaqaalaha ee caalamiga ah, isla markaana waayo-aragnimo ka badan labaatan sannadood u leh Maamulka iyo Maaraynta Xisaabaadka.