Qeexid
"Wax inta tiradoodu la egtahay."
Qeexid Kale
Cilmiga tirooyinka iyo joometeriga.
Qeexid Xigta
Garsoorka uu Eebbe aakhiro mariyo addoomadiisa.
"Wax inta tiradoodu la egtahay."
Cilmiga tirooyinka iyo joometeriga.
Garsoorka uu Eebbe aakhiro mariyo addoomadiisa.
Wadaag:
Waxa jira siyaabo badan oo loo qeexi karo xisaabta, hase yeeshee, qeexidyadaasi ma aha kuwa loo qaadan karo qeexidda ereyga.
Barashada sida ratibaa dyo iyo xiriiro loo bandhigo la isuna gaar siiyo.
Barashada tirooyinka, shaxannda iyo qaybo kale oo lojik ahaan. 4. Barashada tirooyinka, shaxannada iyo qaybo kale oo lojik ahaan loo adeegsado. Waxaa loo qaybiyaa xisaab saafid iyo dabaqaad. Inkas too qaybintu aan ahayn mid go'an misna labada qaybood waa ay isku xiranyihiin.
m.dh
Wadaag:
Wax tirin.
Garsoor samayn (Ilaah).
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax la xisaabay ahaansho. ld xisaabsan.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof maamula lacag hay'ad dawladeed, shirkadeed, wakaaladeed ama mashruuc.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba dhan xisaab meel isla dhigid.
f.mg1
Wadaag:
eeg xisaaban. ld xisaab naansho, xisaabsanaan, xisaabsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax wax celiya ama isku gudba ama qariya; daah; ilixir.
Qardhaas; xirsi; makaraan.
m.l
Wadaag:
Qalab ka samaysan xididdo, maqaar, laamo yaryar oo weelasha qaarkood lagu rido laguna qaado.
Oogada qaarkeeda sare, inta ka samay-san isku qoofalka feeraha, lafdhabarta iyo lafsakaarta oo wadnaha iyo sambabbadu ku dhex jiraan.
Taliye.
m.l
Wadaag: