Qeexid

"Maamul lacag oo hay'adi leedahay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xisaabaad oo kali ah:
  • Dabayaaqadii toddobaataneeyadii waxa uu shahaado sare (CPA) oo dhinaca xisaabaadka iyo hanta dhawrka ah ka qaatay Jaamacada Goshen College, Indiana.
  • Waxa kale oo uu intaa ku daray in ay mashuurcan ku jiraan qaybo tababaro iyo xisaabaadka ah oo kor loogu qaadayo aqoonta shaqaalaha, si ay wakaaladdani u noqoto wakaalad caalami ah oo xidhiidh la yeelata hay’adaha caalamiga ah ee biyaha ku shaqo leh.