Qeexid

"Dhaqan iyo asluub wanaagsan ku dhaqmid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xishoo oo kali ah:
  • Dadka qaadka cuna waa kuwa Soomaalida ugu xishoodka daran, ugu hunguri xun uguna tayo liita.
  • Qaar sharciga aan ka xishoon, Illaahayna ka baqan.