Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
xiskiisan
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `xiskiisan`
xigsiisan
Qeexid
Aroosidda nin ooridii ka dhima tay walaasheed arooso. ld xiskiisan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xiskin
Qeexid
Subaxnimada qaybyteeda hore; barqo.
(-imo, m.l) Neef geel ah oo la maalay inta candhadiisa caano uga soo dha cayaan. ld xigsin1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xiskin
Qeexid
(-imay, -intay; -imi) Hal irmaan oo la maalay waqtigii ay mar kale godlan kari lahayd gaarid. ld xigsin2.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-intay)
Wadaag:
xiskimi
Qeexid
Neef geel ah oo irmaan xiskin gaarsiin. ld xigsimi.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xiisaan
Qeexid
(-nno, m.dh) Cad maro ah oo dhuuban oo askartii hore dhexda ku xiran jireen.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xisaaban
Qeexid
Wax la xisaabay ahaansho. ld xisaabsan.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xiskimin
Qeexid
eeg xiskimi. ld xigsimin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xiskimid
Qeexid
ld xigsimid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xisaabsanaan
Qeexid
ld xisaabnaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xisad
Qeexid
(-do, m.l) Waqti loo qayday cashar-bixin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xisaabtan
Qeexid
(-amay, -antay; -ami) Laba dhan xisaab meel isla dhigid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-antay)
Wadaag:
xisaabtan
Qeexid
ld xisaabtamid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xisaabnaan
Qeexid
eeg xisaaban. ld xisaab naansho, xisaabsanaan, xisaabsanaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xisaab
Qeexid
Wax inta tiradoodu la egtahay.
Garsoorka uu Eebbe aakhiro mariyo addoomadiisa.
Cilmiga tirooyinka iyo joometeriga.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
miisan
Qeexid
Wax la miisay ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xisaab
Qeexid
Waxa jira siyaabo badan oo loo qeexi karo xisaabta, hase yeeshee, qeexidyadaasi ma aha kuwa loo qaadan karo qeexidda ereyga.
Barashada sida ratibaa dyo iyo xiriiro loo bandhigo la isuna gaar siiyo.
Barashada tirooyinka, shaxannda iyo qaybo kale oo lojik ahaan. 4. Barashada tirooyinka, shaxannada iyo qaybo kale oo lojik ahaan loo adeegsado. Waxaa loo qaybiyaa xisaab saafid iyo dabaqaad. Inkas too qaybintu aan ahayn mid go'an misna labada qaybood waa ay isku xiranyihiin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xisaab
Qeexid
Wax tirin.
Garsoor samayn (Ilaah).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xiisad
Qeexid
Biya ama dabayl si xooggan u socda.
(-do, m.l) Qas iyo qalaanqal xasil loonida degaan wax u dhima.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: