Qeexid
"Neef geel ah oo irmaan xiskin gaarsiin. ld xigsimi."
[-iyay, -isay]
xiskim yay
xiskim say
f.g2"Neef geel ah oo irmaan xiskin gaarsiin. ld xigsimi."
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Hal irmaan oo la maalay waqtigii ay mar kale godlan kari lahayd gaarid. ld xigsin2.
f.mg1
Wadaag:
Subaxnimada qaybyteeda hore; barqo.
(-imo, m.l) Neef geel ah oo la maalay inta candhadiisa caano uga soo dha cayaan. ld xigsin1.
m.dh
Wadaag:
Wax xiin ka keenid.
Wax aad u ordisiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: