"Sharci bulsho meel ku wada nool u degsan oo aan qornayn. ld xisdi."
Wadaag:
Dareen; miyir.
m.l
(-do, m.l) Waqti loo qayday cashar-bixin.
m.dh
(axsaab, m.dh) Urur siyaasi ah oo loo sameeyey in ay maamul dawladeed ka qaybgalaan.
Quraanka oo lixdan meelood loo qaybiyey meel ahaan.
ld xasad1.
ld xushmo.
Dhaqan iyo asluub wanaagsan ku dhaqmid.
f.mg3
-ooday, -ootay