"eeg xodxodo2."
Wadaag:
eeg xoodo.
m.f.dh
eeg xoqo. ld xoqad1.
Qof dumar ah oo la jecel yahay ama guur laga doonayo, hadal soo jiida oo saamays weyn leh, oo lagula hadlo; shukaansi; kood.
m.dh
Haweeney guur ku haasaawin.
f.g3
-otay, -odatay
eeg oodo.
eeg qodo.
eeg codo.
eeg godo2.
eeg xeydo.
eeg xogso.
eeg goodo.
eeg xooxso. ld xooxsad.
eeg xoogso. ld xoogsi.
Geed-quwaax xabag wanaagsan oo wax lagu daweeyo.
m.l
eeg xoodso. ld xoodsad, xoodsi.
eeg xortolo.