"Xogogaal ahaan."
Wadaag:
X. ah: qof si wanaagsan ula socda xog jirta ama sida wax dhacay u dhaceen.
m.l.kh
ld xoolo-ogaannimo.
m.dh
Gaal ahaansho.
Jaal ahaansho.
Alaal ahaansho.
Walaal ahaan. ld walaaltinnimo, walaaltooyo.
Fataal ahaansho.
Ardaal ahaansho.
Ciyaal ahaansho.
Afmaal ahaansho.
m.l
Qof reer magaal ah aansho.
Xoolo-ogaa ahaansho (qof). ld xoolo-ogaalnimo.
Dallaal ahaansho. ld dillaalnimo, dullaalnimo.
Dabbaal ahaansho.
Dallaal ahaansho.
Horyaal ahaansho.
Xor ahaan; xurriyad.
Federaal ahaansho.
Caadyaal ahaansho (Ilaahay).