Qeexid

"ld xogwarramid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xogwarran oo kali ah:
  • Xogwarranka Xoghayaha Guud ee QM wuxuu ka aamusay khasaaraha baallaran ee ka dhashay Madaafiicda xaad-dhaafka ee Ciidammada AMISOM uga jawaabayaan weerarrada fallaagada oo 90% aan wax dhibaato ah u geysan Ciidammadaas.
  • Guluf dhalanted ah aya na dila Maalmaha soo socda, Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay (QM) wuxuu falanqeyn doona xogwarranka Xoghayaha Guud taarikhdiisu tahay 8da Jennaayo 2010 kuna saabsan xaaladda Somaliya 4tii bilood ee ugu dambeysay 2009.