Qeexid
"eeg xoldhan. ld xoldhanaansho."
"eeg xoldhan. ld xoldhanaansho."
Wadaag:
Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan dhanaan ah leh.
m.dh
Wadaag:
Dhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan oo laga helo cusbada, liinta iwm.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax dhadhan cusbo leh noqosho.
f.mg1
Wadaag: