Qeexid
Meel daloosha oo laba baal ama laba lakab dhexdooda ah. ld xexeb, xoxob.
Meel daloosha oo laba baal ama laba lakab dhexdooda ah. ld xexeb, xoxob.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: (-ldhay, -lortay; -ldhi) Wax hoos ka xoldid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Jirrid weyn oo qallalan oo labada af mid dab ka baxayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld xortolid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Laba maro iwm xortooda isku tolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]