Qeexid

"(-tayaal, m.l/dh) (xis.) Garaaf fansaar tanjent. Kulannada kartis ee y=tanx waa xood kalgal ah oo leh laamo kala baxsan oo mid kasta leh bar rogmad halka dhibibka x kuna laacsan xarriiqyada x=+ , + 3 , + 5 iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag: