Qeexid
"Xoodamis; salaax."
Qeexid Xigta
Hab ceelasha qaarkood loo shubo.
"Xoodamis; salaax."
Hab ceelasha qaarkood loo shubo.
Wadaag:
(f.g) Xarig iwm oo dabacsan togid.
(f.g) Ceel si xood ah u shubid.
(f.mg) U x.: salaax ku raaxaysasho.
f.g
-ooday, -oodatay
Wadaag:
Xarig sida badan saan ka samaysan oo dhigaha kor looga xiro.
m.l
Wadaag:
(f.g) Nafley salaaxasho.
(f.mg) Nafley salaax u bogid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Caanaha u horreeya oo laga liso ama laga nuugo candho irmaan.
m.dh
Wadaag:
xoog xuddun ujeed m.l Xoog xuddumeed le'eg, lidna ku ah jihada xoog xuddun ka jeedka.
Wadaag:
Geed la gooyey xero ka samayn.
Xero, guri iwm afka ka daboolid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-gmo, m.l) (xis.) Xoodbeeggu waa fogaanta u dhexeysa xoodka iyo kulmiska oo loo qaybshay fogaanta u dhexeysa xoodka iyo jeedshaha. Nooca toobineed waxa uu ku xiranyahay qiimaha saamiga halbeegga (e). Marka e<1 toobi needku waa qabaal; marka e=1 toobineedku waa saab iyo marka e>1 toobineedku waa labo saab.
m.l
Wadaag: