Qeexid

"(-dmay, -dantay; -dmi) Wax la xooday noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoodan oo kali ah:
  • Leeb iyo Qaanso ( ingiriis : Arrow-Bow) waa leeb oo ah ul dhuuban oo ka samaysan alwaax ama bir kaas oo lagu xidho qaanso iyadna ah ul xoodan oo xadhig adag ku xidhan yahay.
  • Digaha waa xarriqo xoodan oo lagu cabiro xaglaha kuwaas oo ka bilaawda (0) wadartooduna waa 360 waxayna iska jeraan laba cirif ee dhulka.