Qeexid
"xoog xuddun ujeed m.l Xoog xuddumeed le'eg, lidna ku ah jihada xoog xuddun ka jeedka."
"xoog xuddun ujeed m.l Xoog xuddumeed le'eg, lidna ku ah jihada xoog xuddun ka jeedka."
Wadaag:
(-gag, m.l) (fiis.) Summad F. Fal kasta oo beddela ama isku daya inuu beddelo xaaladda negaashaha walax ama ku jirta socod madoorsoome ah. Xoogga, F, ee ku abbaaran walax cufkeedu (m), dhalinayana karaar ah, (a), waxa lagu helaa F = ma Halbeegga cufku waa Niyuutan (N).
m.l
Wadaag:
Kartida muruqyadu u yeeshaan culays qaadidda.
(-gag, m.l) Ciidan.
(- gag, m.l) Kubka intiisa hore u jeedda. 4. (fiis.) Riixidda ama jiididda ku dhacda wax.
m.l
Wadaag:
Wax khasab ku qaadasho.
Haweeney kufsasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Caanaha u horreeya oo laga liso ama laga nuugo candho irmaan.
m.dh
Wadaag:
(-qyo ..., m.dh) (fiis.) Xarriq mala'awaal ee bedad xoog oo muujiya jihada iyo itaalka bedadda. Badanaa, xarriiqahan waxaa loo adeegsadaa muujinta bedad birlabeedka iyo bedad danabeedka.
m.dh
Wadaag:
Xarig sida badan saan ka samaysan oo dhigaha kor looga xiro.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xarig iwm oo dabacsan togid.
(f.g) Ceel si xood ah u shubid.
(f.mg) U x.: salaax ku raaxaysasho.
f.g
-ooday, -oodatay
Wadaag: