Qeexid
"Wax tacbasho; shaqaysasho."
[-saday, -satay]
xoogs aday
xoogs atay
f.g3"Wax tacbasho; shaqaysasho."
Wadaag:
xoog xuddun ujeed m.l Xoog xuddumeed le'eg, lidna ku ah jihada xoog xuddun ka jeedka.
Wadaag:
Kartida muruqyadu u yeeshaan culays qaadidda.
(-gag, m.l) Ciidan.
(- gag, m.l) Kubka intiisa hore u jeedda. 4. (fiis.) Riixidda ama jiididda ku dhacda wax.
m.l
Wadaag:
(-gag, m.l) (fiis.) Summad F. Fal kasta oo beddela ama isku daya inuu beddelo xaaladda negaashaha walax ama ku jirta socod madoorsoome ah. Xoogga, F, ee ku abbaaran walax cufkeedu (m), dhalinayana karaar ah, (a), waxa lagu helaa F = ma Halbeegga cufku waa Niyuutan (N).
m.l
Wadaag:
Wax khasab ku qaadasho.
Haweeney kufsasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Socod joojin.
Fadhi ka istaagid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Nafley salaaxasho.
(f.mg) Nafley salaax u bogid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Qof fadhiyey istaagid.
Qof socda joogsasho. ld rorogso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Si didmo iyodegganaan la'aan leh u kicid (nafley).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Weel la tolay wax isticmaal u diyaar ah ka dhigid.
(f.mg) Xoolo yeelasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag: