Qeexid
"Xoogxaraash ahaan sho."
"Xoogxaraash ahaan sho."
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Qof ku shaqeeya wax yar nolol maalmeedkiisa.
m.l
Wadaag:
Wax naado lagu iibiyo oo hadba qofka qiime madhaafaan ah gaara lagu baaryo.
(-shiyo, m.dh) Qof ama dibi beer falidda yaqaan.
m.l
Wadaag:
Badeeco qiimo jaban ku gadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
xoog xuddun ujeed m.l Xoog xuddumeed le'eg, lidna ku ah jihada xoog xuddun ka jeedka.
Wadaag:
Kartida muruqyadu u yeeshaan culays qaadidda.
(-gag, m.l) Ciidan.
(- gag, m.l) Kubka intiisa hore u jeedda. 4. (fiis.) Riixidda ama jiididda ku dhacda wax.
m.l
Wadaag:
(-gag, m.l) (fiis.) Summad F. Fal kasta oo beddela ama isku daya inuu beddelo xaaladda negaashaha walax ama ku jirta socod madoorsoome ah. Xoogga, F, ee ku abbaaran walax cufkeedu (m), dhalinayana karaar ah, (a), waxa lagu helaa F = ma Halbeegga cufku waa Niyuutan (N).
m.l
Wadaag:
Wax khasab ku qaadasho.
Haweeney kufsasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: