Qeexid
Dad reer guuraa ah oo hawshoodu ku kooban tahayn dhaqaalaynta xoolaha kuna nool wax-soosaarka xoolahoo da. ld xoolaley.
Dad reer guuraa ah oo hawshoodu ku kooban tahayn dhaqaalaynta xoolaha kuna nool wax-soosaarka xoolahoo da. ld xoolaley.
magac / noun
Dheddig / feminine
urur / collective
m.dh
Qeexid: Hawsha dhaqashada iyo xannaanaynta qaar ka mid ah xoolaha caws ka daaqa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Qalab yar oo bir ah oo af godan oo qumanka lagu xoqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xoolee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld xoolaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Weel la tolay wax isticmaal u diyaar ah ka dhigid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Xoolo yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: ld xooladhaqato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof cayr ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld xoolaley.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld xoolaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la xooleeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -ooyay, -oysay
Qeexid: U x.: qof cayroobay xoolo ku kaalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Saddexda meesi oo la dhaqdo (geed, lo', ari).
Qeexid Xigta: Hanti; maal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xoolaggoo. ld xoolag gooyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xoolatir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld xoolatirsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Si diya ama mag loo bixiyo xoolaha reer ka tirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld xoolaggoyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xoolayso. ld xoolaysad, xoolaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xoolaysan. ld xoolays naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Weel, dhig iwm asal, xayr iwm marin si loogu dhaqmo.
Qeexid Xigta: Cid xoolo u uruurin.
Qeexid Kale: Godadka jarta, shaxda iwm dhagxaan ku ridid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]