Qeexid
"U x.: qof cayroobay xoolo ku kaalin."
[-ooyay, -oysay]
xoolaggo oyay
xoolaggo ysay
f.mg2"U x.: qof cayroobay xoolo ku kaalin."
Wadaag:
(f.g) Weel la tolay wax isticmaal u diyaar ah ka dhigid.
(f.mg) Xoolo yeelasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Wax la xooleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Saddexda meesi oo la dhaqdo (geed, lo', ari).
Hanti; maal.
m.l
Wadaag:
Nafley boqongoyn.
Cid khasaare ballaaran u geysasho.
f.g2
-gooyay, -goysay
Wadaag:
Si diya ama mag loo bixiyo xoolaha reer ka tirin.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Weel, dhig iwm asal, xayr iwm marin si loogu dhaqmo.
Cid xoolo u uruurin.
Godadka jarta, shaxda iwm dhagxaan ku ridid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Dad reer guuraa ah oo hawshoodu ku kooban tahayn dhaqaalaynta xoolaha kuna nool wax-soosaarka xoolahoo da. ld xoolaley.
m.dh.u
Wadaag: