Qeexid
"Si diya ama mag loo bixiyo xoolaha reer ka tirin."
[-saday, -satay]
xoolatirs aday
xoolatirs atay
f.mg3"Si diya ama mag loo bixiyo xoolaha reer ka tirin."
Wadaag:
(f.g) Weel la tolay wax isticmaal u diyaar ah ka dhigid.
(f.mg) Xoolo yeelasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
U x.: qof cayroobay xoolo ku kaalin.
f.mg2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
Wax la xooleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(f.g) Wax xisaabasho.
(f.g) Ka t.: cid xumaan u geysasho.
(f.g) Ka t.: cid xil kala wareegid. 4. (f.mg) La t.: qof la caytamid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Saddexda meesi oo la dhaqdo (geed, lo', ari).
Hanti; maal.
m.l
Wadaag:
Weel, dhig iwm asal, xayr iwm marin si loogu dhaqmo.
Cid xoolo u uruurin.
Godadka jarta, shaxda iwm dhagxaan ku ridid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Dad reer guuraa ah oo hawshoodu ku kooban tahayn dhaqaalaynta xoolaha kuna nool wax-soosaarka xoolahoo da. ld xoolaley.
m.dh.u
Wadaag: