Qeexid
"eeg xoolayso. ld xoolaysad, xoolaysi."
"eeg xoolayso. ld xoolaysad, xoolaysi."
Wadaag:
Wax la xooleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(f.g) Weel la tolay wax isticmaal u diyaar ah ka dhigid.
(f.mg) Xoolo yeelasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
eeg mantoolayso. ld maantoolaysad, maantoolaysi.
m.f.dh
Wadaag:
Hawsha dhaqashada iyo xannaanaynta qaar ka mid ah xoolaha caws ka daaqa.
m.dh
Wadaag: