Qeexid

"Weel, dhig iwm asal, xayr iwm marin si loogu dhaqmo."

Qeexid Kale

Godadka jarta, shaxda iwm dhagxaan ku ridid.

Qeexid Xigta

Cid xoolo u uruurin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoolee oo kali ah:
  • Beesha dooratey, ayuu kula taliyay in ay halkan aysan uga harin oo ay la shaqeeyaan kaalmeeyaan islamarkaasna ay xooleeyaan.
  • Intaa waxaa dheer hees dhaqameedka ayana baab gooni ah ayaa lagu kala gurey sida: hees carruureed, xooleed, hawleed iyo badeed.