Qeexid
"(c.nafl.) Sooloji ahaan, koox xaya waanka ka mid ah oo iskusinji ah oo meel ku wada nool, noloshooduna iskuxidhantahay. Qaarkood sida shacaabiga iyo isboonjiga waxay iskaga dhegsanyihiin dusha, una shaqeeyaan sidii xayawaan keliya. Kuwu kalena, sida xoon cayayaanka dusha iskagama dhegsana, waxaanay leeyihiin urur ro bulsho oo heer sare ah oo xubnahoodu shaqooyin kala duwan qabtaan."