Qeexid
"Wax meel ku uruuray ama tuursan ahaansho."
[-naa, -nayd]
xoonsan2 aa
xoonsan2 ayd
f.mg4"Wax meel ku uruuray ama tuursan ahaansho."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax meel ku uruursan ama tuursan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(c.nafl.) Sooloji ahaan, koox xaya waanka ka mid ah oo iskusinji ah oo meel ku wada nool, noloshooduna iskuxidhantahay. Qaarkood sida shacaabiga iyo isboonjiga waxay iskaga dhegsanyihiin dusha, una shaqeeyaan sidii xayawaan keliya. Kuwu kalena, sida xoon cayayaanka dusha iskagama dhegsana, waxaanay leeyihiin urur ro bulsho oo heer sare ah oo xubnahoodu shaqooyin kala duwan qabtaan.
m.l.u
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Wadajir, wax ama meel isugu soo ururid, isu soo tuurid; shamuumid; heemasho.
f.mg1
Wadaag:
Dhakhsaha isbeddelka ee jihada xood halka bar gaar ahaneed ee xoodkaasi.
Rogaalka gacanka goobada, taas oo, si aad ah ugu ekaaneyso xood halka bar la isa siiyey.
m.dh
Wadaag: