Qeexid
"Shinni fara badan oo meel ku wada nool."
"Shinni fara badan oo meel ku wada nool."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax meel ku uruursan ama tuursan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax meel ku uruuray ama tuursan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Wadajir, wax ama meel isugu soo ururid, isu soo tuurid; shamuumid; heemasho.
f.mg1
Wadaag:
(c.nafl.) Sooloji ahaan, koox xaya waanka ka mid ah oo iskusinji ah oo meel ku wada nool, noloshooduna iskuxidhantahay. Qaarkood sida shacaabiga iyo isboonjiga waxay iskaga dhegsanyihiin dusha, una shaqeeyaan sidii xayawaan keliya. Kuwu kalena, sida xoon cayayaanka dusha iskagama dhegsana, waxaanay leeyihiin urur ro bulsho oo heer sare ah oo xubnahoodu shaqooyin kala duwan qabtaan.
m.l.u
Wadaag: