Qeexid

"eeg xoori."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoorin oo kali ah:
  • Gibilka ayaa I dubaaxiyey, kolkaas ayaan tixdan gaaban oo aan 8 sano ka hor tiriyay aan dib u xusuustay oo aan idhi wallee inta aynaan masiibadaas xoorin Soomaali iyo halaag isa seegi maayaan.
  • --Waxaan ku soo xoorinayaa, Bulxanoow khalad weyn baad hore u gasheen; Gurxanoow idinkuna khalad kaloo weyn baad kii hore ku saxdeen, Sidaa awgeed, labadiinaba waxaan idinku waaninayaa inaad Illaahay u toobad keentaan!