Qeexid

"Beeyo qolof lagu fujiyo oo aan saafi ahayn. ld xog1, xog2, xoq2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoq oo kali ah:
  • Markay khatoobaan ama naftu u timaado waxay iska daayaan farsamadii xoqidda iyagoo markaa si fudud Qaar waxay go´aansadaan in ay wadamada Yurub ku dhex wareegeen iyagoo ku waaya mustaqbalkooda noloshooduna halkaa ku baaba'do.
  • Inkastoo wararku sheegayaan in laydhkii ergo loo diray oo dib loo soo sasabay ayaa haddana dadka qaarkii cabsi darteed isla xoqayaan oo sida fiinta gudcurka kasii baqayaan.