Qeexid
"Wax ciddiyaha marmarin."
Qeexid Kale
Cusbo gaar ah carruur dabada ka gelin. ld xog3.
Qeexid Xigta
Wax hoolid.
[-qay, -qday]
xoq3 ay
xoq3 day
f.g1"Wax ciddiyaha marmarin."
Cusbo gaar ah carruur dabada ka gelin. ld xog3.
Wax hoolid.
Wadaag:
Beeyo qolof lagu fujiyo oo aan saafi ahayn. ld xog1, xog2, xoq2.
m.l
Wadaag:
(-qayaal, m.l/dh) Qalab yar oo carruurta duburka looga xoqo.
m.l
Wadaag:
Meel jirka nafleyda ka mid ah oo cuncunaysa ciddi ama wax kale xoog ugu duugasho.
f.g3
-qday, -qatay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qalab yar oo bir ah oo af godan oo qumanka lagu xoqo.
m.dh
Wadaag: