Qeexid

"ld xoqasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoqad oo kali ah:
  • Bal aan feydno xoqadaha falfalliidhka leh: Dawladdu tudhaale ma ahayd: Si aynu inyar u milicsanno dawladda tudhaalaha iyo naxariista bulshadeeda lagu mannaystay ee qoraagu inooga warramayo bal aynu dib u jalleecno sooyaal hore.
  • Xoqadaha uu indhaha ku wato iyo cirrada dhafoorrada ku soo dhigaysa mooyee innaba haddii kale kama muuqato dhawr-iyo-afartanka sanuu jirey.