Qeexid
Wuxuu doono samayn kara; aan cidi u talin; wuxuu maskaxdiisa ka maago samayn kara isagoo aan cidna kala tashan; isu taliya; madax bannaan; aan hawl ama shii daad kale horjoogin ama xayirayn.
Qeexid Xigta
(-ro, m.l) Dacal (dhar); daraf; serji.