Qeexid

"eeg xoree."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xorayn oo kali ah:
  • Ku adkaysiga Raiisulwasaare Nur Cade oo ah in nabad la raadiyo, wuxuu sabay in dowlada ku meelgaarka ahi ay aqbasho wadahadal toos ah oo lalagalo Jabhada dib-u xoraynta Somaaliyeed garabkeeda Jabuuti, kasoo ay dhexdhexaadinaysay Qaramada Midowday.
  • La yaab malaha oo ninkii madaxda u ahaa ayadoo kawaadirtii wadanka la raadsanayo oo wax dagaal ku jira iyo wax maqan ay yihiin waa ninka xamar ka dagay oo ilaa iyo hadana dhexdhexaad (neutral) ka halganka lugu xoraynayo waddanka af ama addin kuu ahaadaba.