Qeexid
"Xor ahaan; xurriyad."
"Xor ahaan; xurriyad."
Wadaag:
Wuxuu doono samayn kara; aan cidi u talin; wuxuu maskaxdiisa ka maago samayn kara isagoo aan cidna kala tashan; isu taliya; madax bannaan; aan hawl ama shii daad kale horjoogin ama xayirayn.
(-ro, m.l) Dacal (dhar); daraf; serji.
m.dh
Wadaag:
Kobaca iyo weynaanta ay nafley marto. ld korniin, korriimo, kor riin.
m.dh
Wadaag: