Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Xor noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xorow oo kali ah:
  • Madaxbannaani laguma gaaro maamul laysu magacaabo ee waxay ku xiran tahay hadba sidaad uga xorowdo maskaxda, jahliga, gaajada iyo cudurrada, isla markaasna aad ku kasbato maskax fiyow, aqoon sare, horumar dhaqaale, barwaaqo iyo caafimaad buuxa.
  • Soomaaliyey intey doontaba ha gaadhee waa inaad ka dhiidhidaan oo ka xorowdaan, dulliyeynta iyo guumaysiga UNDP idinku hayso.