Qeexid
Cudur fasas leh oo ku dhaca faraha fooddooda oo xanuun badan leh.
Qeexid Xigta
ld xarre.
Cudur fasas leh oo ku dhaca faraha fooddooda oo xanuun badan leh.
ld xarre.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Wuxuu doono samayn kara; aan cidi u talin; wuxuu maskaxdiisa ka maago samayn kara isagoo aan cidna kala tashan; isu taliya; madax bannaan; aan hawl ama shii daad kale horjoogin ama xayirayn.
Qeexid Xigta: (-ro, m.l) Dacal (dhar); daraf; serji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld xorriyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Madaxbannaani. ld xorriyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Xor noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Cid xor ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rayaal, m.l/dh) Buluunbulyo; xar. ld xorre (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld xortolid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Laba maro iwm xortooda isku tolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xoree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Caato, wuxuu ku dhego aan laga fujin karin; wax ku koga ama isku qonbojiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Nafley caatoobid.
Qeexid Xigta: Wax si ba'an ugu dhegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xorjabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Xor duuduub yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]