Qeexid

"Madaxbannaani. ld xorriyo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xorriyad oo kali ah:
  • Jabuti ayaa xorriyadii qaatay sanadkii 1977-kii; isagoo ka xorobay dalka Faransiiska, wuxuuna ka mid yahay cadadkii loo kala jarjaray Somalia xilligii gumeytayaasha Reer Yurub ay qaybsadeen Afrika.
  • Waayo waxa la dhisi doonaa, dawlad aan xisaab ogolayn, musuqa oo la sii xalaashado iyo weliba in ciidanka iyo boliska loo adeegsado cabudhinta iyo dabarka xorriyadda muwaadinka ee distoorku qeexay.