Qeexid
"Laba maro iwm xortooda isku tolid."
[-olay, -oshay]
xortol2 lay
xortol2 shay
f.g1"Laba maro iwm xortooda isku tolid."
Wadaag:
Dhar, haan iwm dhexda ka tolasho.
f.g3
-oshay, -olatay
Wadaag:
Wuxuu doono samayn kara; aan cidi u talin; wuxuu maskaxdiisa ka maago samayn kara isagoo aan cidna kala tashan; isu taliya; madax bannaan; aan hawl ama shii daad kale horjoogin ama xayirayn.
(-ro, m.l) Dacal (dhar); daraf; serji.
m.dh
Wadaag:
Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax is kula qabasho.
Hal ilmo diiddey qallacid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag: