Qeexid
"Dhar, haan iwm dhexda ka tolasho."
[-oshay, -olatay]
xortol shay
xortol latay
f.g3"Dhar, haan iwm dhexda ka tolasho."
Wadaag:
Laba maro iwm xortooda isku tolid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Saddexda meesi oo la dhaqdo (geed, lo', ari).
Hanti; maal.
m.l
Wadaag:
Wuxuu doono samayn kara; aan cidi u talin; wuxuu maskaxdiisa ka maago samayn kara isagoo aan cidna kala tashan; isu taliya; madax bannaan; aan hawl ama shii daad kale horjoogin ama xayirayn.
(-ro, m.l) Dacal (dhar); daraf; serji.
m.dh
Wadaag:
Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax iskula qabsasho.
f.g1
-toshay, -tolatay
Wadaag: