Qeexid
"Haweeney addoon ahayd oo la xoreeyey."
"Haweeney addoon ahayd oo la xoreeyey."
Wadaag:
Laba maro iwm xortooda isku tolid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Wuxuu doono samayn kara; aan cidi u talin; wuxuu maskaxdiisa ka maago samayn kara isagoo aan cidna kala tashan; isu taliya; madax bannaan; aan hawl ama shii daad kale horjoogin ama xayirayn.
(-ro, m.l) Dacal (dhar); daraf; serji.
m.dh
Wadaag: